Muxuu yahay hadalka ka soo yeeray Kim John Un ee ka nixiyey reer galbeedka?

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in hadafkiisa u danbeeya uu yahay in uu yeesho awoodda ugu badan ee hubka nukliyeerka. Kim John Un ayaa hadalkan ka sheegay munaasabad lagu dallacsiiyay toboneeyo sarkaal oo militari ah, kuwaasoo ku lug leh tijaabooyinkii dhowaan ee gantaallaha qaaradaha isaga gudba. hadalkiisa ayaa yimid kadib markii uu … Continue reading Muxuu yahay hadalka ka soo yeeray Kim John Un ee ka nixiyey reer galbeedka?